Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wararkii ugu dambeeyay ee weerarkii Iran ee Israa'iil


Dalka Iran ayaa weerar dhanka cirka ah oo ka yimid dhulkeeda ku qaaday Israel, iyadoo taasi ay muujineyso in ay sii xoogeysanayso colaadda u dhaxeysa quwadaha gobolka ee sida weyn isaga soo horjeeda, waxaana uu weerarkaasi soo dadajiyay in ciidamada Mareykanka ay qaadaan tallaabo ay ku taageerayaan Israel. Michael Lipin oo ka tirsan VOA ayaa warkan diyaariyay weerarkaas, Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan ayaa noo haya.

Wararkii ugu dambeeyay ee Israa'iil iyo Iran
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:31 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG