Hawlgal maalmo socday oo ay qaadeen ciidamada Puntland ayaa ugu dambayn u saamaxay inay la wareegaan magaalada Qandala, halkaas oo ay gaadheen masuuliyiin ka tirsan Puntland iyo weliba saxafiyiin kala duwan.
Sawiradan ayaa ka mid noqonaya kuwii ugu horreeyey ee magaalada laga soo qaaday tan iyo intii ay ciidamada Puntland kala wareegeen kooxda ISIS oo gacanta ku haysay 41 maalmood.
Weriyaha VOA Faadumo Yaasiin Jaamac oo magaalada booqatay ayaa sawirada qaadday.