Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wararkii ugu Danbeeyey ee Qaraxii Muqdisho


Wararka ka imanaya Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in in ka badan 80 qof oo u badan shacab ay ku geeriyoodeen qarax xooggan oo saaka lala beegsaday Ex-control Afgooye oo ka mid ah baraha laga soo galo magaalada Muqdisho.

Dowladda Soomaaliya ayaa magacowday guddi heer wasiir ah oo ka shaqeeya gurmadka loo fidinayo dadkii ku waxyeeloobay qaraxaasi.

Haddaba, wararkii ugu danbeeyey ee qaraxaasi waxaa inoo haysa Wariyaha VOA ee Muqdisho, Seynab Abuukar Maxamed.

Wararkii ugu danbeeyey qaraxii maanta
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:45 0:00


XS
SM
MD
LG