Washington —
Dhaqaalaha Soomaaliya ayaa si weyn ugu tiirsan ganacsiga gaarka loo leeyahay oo inta badanna xilligan bixiya adeegyadii dadweynaha ee horey looga bartay dawladaha.
Haddaba noocyada ganacsiga ee xilligan jira ayaa dhowaan Haaruun Macruuf uu ka waraystay Prof Ciise Maxamuud Xalane oo ah Agaasime xigeenka Rugta Ganacsiga Soomaaliya, ahna Madaxa Arrimaha Dibedda ee Rugtaas.
Madal