Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Soomaaliya iyo maalinta xorriyadda saxaafadda


Sərhədsiz Reportyorların 2024-cü il mətbuat azadlığı indeksi
Sərhədsiz Reportyorların 2024-cü il mətbuat azadlığı indeksi

Maanta oo kale 3-da May, waxaa sanad walba dunida laga xusaa maalinta xorriyadda saxaafadda.

Maalinta xorriyadda saxaafadda adduunka, ee uu aasaasay golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobay sannadkii 1993-kii, ayaa hal ku dhiggeedu yahay sannadkan ‘Saxaafad loogu talagalay meeraha dhulka,’ waxaana loo asteeyay hal ku dhigga saxaafadda iyo ka hadalka arrimaha deegaanka iyo isbedelka cimilada.

Soomaaliya, waxay ka mid tahay dalalka Geeska Afrika ee ee saameynta adag ay ku yeelatau Arrimaha cimilada. Haddaba, sidee ayey Saxaafadda Soomaaliya u tebisaa Arrimaha deegaanka?

Weriyaha VOA-da Cabdicasiis Barrow ayaa arrimahaasi ka wareystay Faarax Cumar Nuur oo ah Guddoomiyaha Ururka Saxafiyiinta Soomaaliyeed ee FESOJ.

Wareysi: Soomaaliya iyo maalinta xorriyadda saxaafadda
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:42 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG