Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Afgooye: Dhallinyaro is xil-qaantay oo gargaar gaarsiiyay caruur aqoon ah


Cunto yari ka Jirta Geeska Afrika
Cunto yari ka Jirta Geeska Afrika

Dhallinyaro ku mideysan hay’ad maxalli ah oo lagu magacaabo “Daryeel Bulsho” oo ka dhisan magaalada Muqdisho ayaa deeq gar-gaar ah oo raashiin iyo hilib ah gaarsiiyay carruur agoon ah oo gaaraya 200 oo ku nool degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha hoose.

Weriyaha VOA-da ee Muqdisho Cabdicasiis Barrow ayaa waxa uu wareystay Guddoomiyaha hey’adda Daryeel Bulsho Maxamed Cali Siyaad, waxa uuna weydiiyay nooca gar-gaarka ay bixiyeen iyo waxa ay carruurtaasi si gaar ah ugu doorteen?

Dhallinyaro is xil-qaantay oo gargaar gaarsiiyay caruur aqoon ah
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:57 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG