Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Imtixaanka Shashaadiga ee Dugsiga Sare oo ka bilowday Soomaaliya


Ra’iisul-wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta Muqdishu ka daah furay imtixaanka fasalka 12-aad ee Dugsiyada Sare ee sanad dugsiyeedka 2023-2024-ka. Sanadkan ayaa imtixaankan waxaa u fadhiistay in ka badan 37,000 oo arday.

Wariyaha VOA, Cabdicasiis Barrow, ayaa warbixintan Muqdishu ka soo diray.

RW Xamse oo daahfuray imtixaanka shahaadiga ee dugsiyada sare
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:19 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG