Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin ku saabsan Xagaa-baxa Boosaaso


BAABUUR DHEX TAAGAAN BOOSAASO
BAABUUR DHEX TAAGAAN BOOSAASO

Magaalada Boosaso ee gobolka Bari waxay ka mid tahay magaalooyinka kulaala xeebaha Badda Cas ee Soomaaliya. Sannad walbaa xilliga xagaaga oo aan hadda ku guda jirno waxay magaalada iyo hareeraheedaba la dersaan kuleel aad u daran.

Taasi waxay keentaa in dadka inti awoodda ay magaalada ka xagaa baxaan oo ay u guuraan deegaannada ay cimmiladoodu dhexdhexaadka yihiin. Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa Bosaso kasoo diray, Yusuf Maxmuud Yusuf.

WARBIXINTA BOSASO.m4a
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:06:38 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG