Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Abwaan Maki Xaaji Banaadir oo la hadlay VOA


Abwaan Maki Xaaji Banaadir oo ka mid ah suugaanleyda iyo jilayaasha Soomaaliyeed ayaa VOA uga warramay waayihiisa nololeed iyo xirfadda shaqo uu leeyahay marka laga soo tago fanka.

Maki Xaaji Banaadir ayaa si gaar ah ugu caanbaxay suugaanta iyo riwaayadaha Banaadiriga wariyaha VOA-da Yaasiin Ciise Wardheere oo kula kulmay magaalada Nairobi faah-faahintan noo soo diray.

Wareysi: Abwaan Maki Xaaji Banaadir oo la hadlay VOA
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:05 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG