Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dhalinyarada Soomaalida ee guulaha ka gaaray nolosha Yurub


Qaar ka mid ah dhalinyarada Soomalida ee Jarmalka ku nool
Qaar ka mid ah dhalinyarada Soomalida ee Jarmalka ku nool

Qaar ka mid ah dhalinta Soomaalida ee qaxootinimada ku galay Jarmalka 10-ki sano ee u danbeeyey, ayaa sameeyay horumar waxbarasho iyo mid ganacsi oo soo jiitay bulshada Jarmalka ee ay martida u yihiin.

Deeq Mohamed Oma,r oo loo yaqaano Deeq Darajo oo dalka Jarmalka soo galay sagaal sannadood kahor, waxa uu noqdey kalkaaliye caafimaad, sidoo kale wuxuu bartay cuntooyinka nafaqada leh.

Wariyaha VOA ee Qaarada Yurub Cabdixaafid Cawil Ismaaciil oo ku sugan Jarmalka ayuu kula kulmay magaalada Darmishtaad, waxaanu uga waramay hayaankiisii waxbarasho iyo sidda uu dadka uga caawiyo cuntada nafaqada leh.

Waxaa uu ku bilaabayaa xilligii uu Jarmalka yimi iyo sidii uu u bilaabay waxbarashadiisa?

SOOMAALIDA JARMALKA.m4a
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:38 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG