Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Bandhigga Buugaagta Jigjiga oo lasoo gaba gabeeyay


Magaalada Jigjiga waxaa lagu soo gaba gabeeyay Bandhiga Caalamiga ah ee Buugaagta, kaas oo noqday kii labaad oo nuuciisa oo kale ah oo ay magaalada martigeliso.

Qorayaashi buugaagta soo jiidashada lahaa soo bandhigay ayaa waxaa ka mid ah, Nuur Maxamed Amaan oo qoray buug uu uga hadlay wixi uu kasoo maray wiil uu dhalay oo uu ku dhacay cudurka kansarka, balse marki danbe uu ka bogsaday.

Waxa uu buuggiisa uga warramay wariya VOA-da ee Jigjiga, Maxamed Cabdiraxman Gaata.

Bandhiga Buugaagta Jigjiga oo lasoo gaba gabeeyay
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:51 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG