Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Saraakiil ka tirsan Dowladda Soomaaliya iyo QM oo Muqdisho ku shiray


Saraakiisha Soomaaliya iyo kuwa Qaramada Midoobay ee Muqdisho ku shiray
Saraakiisha Soomaaliya iyo kuwa Qaramada Midoobay ee Muqdisho ku shiray

Waxaa magaalada Muqdisho lagu qabtay shir lagu qiimeynayay adeegyada hay'adaha Qaramada Midoobay ay ka qabtaan dalka iyo waxyaabaha muhiimka ah ee laga gaaray shaqooyinkii la qabtay.

Kulanka ayaa u dhexeeyay dowladda Soomaaliya iyo mas'uuliyiinta xafiiska QM ee Soomaaliya.Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa Muqdisho kasoo diray weriyaha VOA-da Cabdulcasis Barrow.

WARBIXINTA MUQDISHO.m4a
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:03:02 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG