Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Olole nadaafad iyo qurixn oo ka socda magaalooyin ka mid ah Soomaaliya


Maka Al-Mukarama Muqdisho
Maka Al-Mukarama Muqdisho

Malamihii lagu jiray xuska xorriyadda Soomaaliya waxaa magaalooyin ku yaalla mamaul goboleedyada oo ay ka mid yihiin Muqdisho, Gaalkacayo, Xarardheere, Afmadow, iyo meelo kaleba ka socday olole iskugu jiray nadaafad, dhirayn iyo rinjiyeyn oo ay wadeen dhalinyaro ku kala sugan gobollada oo bilowdaya 11-kii bishii hore.

Haddaba Cabdiwahaab Suudi Nageeye oo ah guddoomiyaha guddiga qaban qaabada ololahan ayaa Cabdulqaadir Maxamed Samakaab uga warramay sida uu ololahan ku bilwowday.

Olole nadaafad iyo qurixn oo ka socda magaalooyin ka mid ah Soomaaliya
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:28 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG