Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Fiqi oo ka hadlay xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya


Axmed Macallin Fiqi
Axmed Macallin Fiqi

Wasiirka arrimaha dibada Soomaaliya Axmed Macallim Fiqi oo hadda ka mid ah wafdiga Dowladda Soomaaliya ee ka qeybgalaya Shirka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa ka hadlay, xiisadda u dhaxeysa Soomaaliya iyo Itoobiya.

Wasiirka, aya ka warbixiyay kulamo uu New York kula yeeshay dhigiisa dalalka Masar iyo Eretria, sidoo kalena waxa uu ka warbixiyey halka ay marayaan dhexdhexaadintii uu wadey dalka Turkiga.

Wariyaheenna Sahra Abdi ahmed ayaa wareysigan wasiirka kula yeelatey magaalada NewYork.

Halkan ka dhageyso wareysiga.m4a
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:09 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG