Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Jabuuti oo beenisay eedeyn uga timid madaxweyne Muuse Biixi


Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa dhowaan ku eedeeyay dowladda Djibouti inay marti-gelisay Koox Jabhad ah oo sheegtay inay gobolka Awdal xoreynayso.

Madaxweyne Muse Biixi ayaa yiri “Somaliland arrintaasi kama fileyn dalka Djibuuti.”

Dowladda Djibouti ayaa maanta jawaab ka soo saartay eedda Muuse Bixi, iyadoo iska fogeeysay arrintaas.

Warbixintan waxaa Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakulle.

Jabuuti oo beenisay eedeyn uga timid madaxweyne Muuse Biixi
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:29 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG