Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Jabuuti oo ka hadashay is-afgaradka Somaliland iyo Itoobiya, iyo jawaabta Somaliland


Ilyas Dawaleh
Ilyas Dawaleh

Wasiirka Maaliyadda ee Djibouti, Ilyaas Muuse Dawaleh oo nagu soo boqoday xarunta VOA ee Washington ayaa ka hadlay aragtida dowladda Djibouti ee heshiiskii is-afgarad ee dhexmaray Ethiopia iyo Somaliland.

Falastine Axmed Iman ayaa wasiirka wareysigan la yeelatay.

Wareysiga wasiirka Maaliyadda Jabuuti
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:01 0:00


Sidoo kale, waxaan la xiriirnay wasiirka Arrimaha dibedda Somaliland, Dr. Isse Keyd Maxamuud oo ku sugan Maraykanka si uu uga jawaabo hadalka wasiirka maaliyadda Djibouti.

Maxamed Cabdi Sandheere ayaa Khadka taleefonka kula xiriiray Isse Kayd, wuxuuna weydiiyay sida uu u arko hadalka wasiirka Maaliyadda Djibouti.

Wareysiga Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:13 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG