Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muxuu sharciga Somaliland ka qabaa in la xiro xildhibaan?


Xildhibaan Maxamed Abiib
Xildhibaan Maxamed Abiib

Waxaa shalay magaalada Hargaysa lagu xiray xildhibaan Maxamed Abiib Yuusuf oo ka tirsan golaha wakiilada Somaliland, lagana soo doorto gobolka Awdal.

Xildhibaanka ayaa la xiray mar uu ka soo laabtay dalka Isu-tagga Imaaradka Carabta oo maalmihii u dambeeyaye uu safar ku joogay

Xariga xildhibaan Abiib ayaa waxaa ka hadlay shir guddoonka Golaha uu ka tirsan yahay oo ku tilmaamay inuu sharci jabin yahay. Sidoo kale xisbiyada iyo qaar ka mid ah ururada siyaasadda ayaa geestooda dalbaday in degdeg loo soo daayo xildhibaanka.

Haddaba muxuu sharciga Somaliland ka qabaa in la xiro xildhibaan ka tirsan golaha wakiillada? Su’aashaasi iyo kuwa kale ayuu Xamse Cali Jeeste weydiiyay garyaqaan Tawakal Ibraahim Maxamed oo ku sugan Hargeysa.

Muxuu sharciga Somaliland ka qabaa in la xiro xildhibaan?
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:04 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG