Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shirka xoojinta Iskaashiga Ururka EAC oo ka furmay Muqdisho


Magaalada Muqdisho ayaa waxaa maanta ka furmay shir weynaha xoojinta iskaashiga Urur Goboleedka Bariga Afrika EAC, kaasi oo muddo laba cisho ah ka socon doona magaalada Muqdisho.

Shirkan waxaa khudubad ka jeediyey madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuuud.

Warbixin arrintaasi la xiriirta waxaa Muqdisho ka soo diray Xasan kaafi Qoyste.

Shirka xoojinta Iskaashiga Ururka EAC oo ka furmay Muqdisho
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:08 0:00



Madal

XS
SM
MD
LG