Barnaamijka Martida Makrafoonka waxa uu ku saabsan yahay Xaaladda Marinka Gaza iyo Mustaqbalka Kooxda Xamaas. Waxaa Barnaamijka marti ku ah Mustafa Shiikh Aadan Aamin oo ah suxufi falanqeeya arrimaha caalamka. Waxaa soo diyaariyay soona jeedinaya Xuseen Barre Aadan.
Washington, DC — Barnaamijka Martida Makrafoonka waxa uu ku saabsan yahay Tartanka Guddoomiyaha Midowga Afrika oo maanta ka dhacaya magaalada Addis Ababa. Waxaa Barnaamijka marti ku ah Maxamed Cali Biixi oo ah Saxafi ka faallooda arrimaha siyaasadda, kuna sugan Muqdisho.
Barnaamijka Martida Makrafoonka waxa uu ku saabsan yahay dagaalka Suudaan oo galay waji cusub iyadoo ciidamada Suudaan ay ku dhow yihiin in ay la wareegaan guud ahaanba gacan ku heynta caasimadda Khartuum.
Washington, DC — Barnaamijka Martida Makrafoonka waxa uu ku saabsan yahay Xabbad Joojinta ka hergashay Gaza, waxaana marti ku ah Mahdi Cumar Sheekh (Makhtal) oo ah aqqoon yahan deggan magaalada Hargeysa. Waxaa soo diyaariyay siina jeedinaya Xuseen Barre Aadan.
Washington, DC — Barnaamijka Martida Makrafoonka waxa uu ku saabsan yahay fahamka siyaasadda Soomaaliya, waxaana marti ku ah Dr. Xassan Al-Basri oo dhowaan qoray buug lagu magacaabo Safiinatu-Siyaasah (Doontii Siyaasadda). Waxaa soo diyaariyay siina jeedinaya Xuseen Barre Aadan.
Washington, DC — Barnaamijka Martida Makrafoonka waxa uu ku saabsan yahay dayactirka buundooyinka gobolka Gedo, waxaana marti ku ah Prof Ibraahim Faarax Bursaliid oo ah guddoomiyaha guddiga howshaasi wada. Waxaa soo diyaariyay siina jeedinaya Xuseen Barre Aadan.
Washington, DC — Barnaamijka Martida Makrafoonka waxa uu ku saabsan yahay dagaalka Puntlad ay kula jirto kooxda Daacish. Waxaa Barnaamijka marti ku ah Jibriil Qoobeey oo deggan ka faallooda arrimaha Soomaaliya
Washington, DC — Barnaamijka Martida Makrafoonka waxa uu ku saabsan yahay sanadka cusub ee 2025-ka iyo mustaqbalka siyaasadda Soomaaliya. Waxaa Barnaamijka marti ku ah Cabdinuur Daahir oo ah cilmi-baare Soomaaliyeed. Waxaa soo diyaariyay siina jeedinaya Xuseen Barre Aadan.
Muqdisho — Barnaamijka Martida Makrafoonka waxaa marti ku ah Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Tanzania, Danjire Ilyaas Cali Xassan, waxaana uu ka hadlayaa heshiisyo dhowr oo ay Muqdisho ku kala saxiixdeen Soomaaliya iyo Tanzania.
Ku soo dhowaada Barnaamijka Martida Makarafoonka. Barnaamijka toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay falanqeyn ku aaddan xiisadda kacsan ee ka dhex aloosan dowladda federaalka iyo maamulka Jubbaland. Barnaamijka waxaa marti ku ah Prof. Liibaan Ciise oo Bare ka ah Jaamacadda Muqdisho.
Ku soo dhowaada Barnaamijka Martida Makarafoonka. Barnaamijka toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay falanqeyn ku aaddan waxa iska baddali kara hannaanka socdaalka iyo soo galootiga ee Mareykanka marka uu talada la wareego Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka, Donald Trump.
Kuwo kale