Madaxa xafiiska siyaasadda Xamaas, Ismail Haniyeh, ayaa kala hadlay Masar iyo Qadar wadahadallada xabbad-joojinta ee Gaza, isagoo si gaar ah telefoon kula xiriiray madaxa sirdoonka Masar Abbas Kamel iyo Ra'iisul Wasaaraha Qatar iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Mohammed bin Abdul Rahman Al Thani.