Barnaamijka Caweyska Washington ee todobaadkanna waxaad ku dhagaysan doontaan qayb kale oo ka mida waraysigii Faadumo Cali Nakruuma.
Waxaad kaloo barnaamijka ku maqli doontaan sheekooyinkii xiisaha lahaa ee aad nagula caweyn jiteen habeen kasta oo Sabti ah iyo qodobo kale oo xiiso leh.
Barnaamijka oo dhan halkan hoose ka dhagayso.