Maanta ayaa waxaa lagu wadaa in magaalada muqdisho ay ka soo jeediyaan qudbado murashaxiinta madaxweynenimada iyagoo baarlamanka hortiisa kaga hadli doona taariikh nololeedkooda iyo balanqaadyadooda ay doonayaan in lagu doorto
Waxaa shalay ilaa iyo xalay ka socday magaalada muqdisho dhaq dhaqaaq xooggan oo ay wadaan murashixiinta, oo ay ku xod- xodanayaan codadka xildhibaanada baarlamanka.
Waxaana dhinaca kale si weyn loo adkeeyay amaanka magaalada
Wareysi ku saabsan halkan hoose ka dhageyso.