Barnaamijka Wicitaanka ee maanta waxa marti ku ah Maryan Xuseen (Awreeyey), Madaxa Xarunta Xuquuqda Aadamaha ee Ismaaciil Jimcaale ee magaalada Muqidsho.
Barnaamijka waxa Maryan Awreeye su'aalo ku weydiinaya qaar ka mid dhageystayaasha Idaacadda VOA.
Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso.
Barnaamijka waxa Maryan Awreeye su'aalo ku weydiinaya qaar ka mid dhageystayaasha Idaacadda VOA.
Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso.