Mahdi Xaashi oo dhawaan dawladda Britain ay ka xayuubisay dhalashada dalkaas ayaa laga soo qabtay dal Afrika ku yaalla, lana keenay New York, iyada oo lagu eedeynayo argagixisonimo. Hase yeeshee, qareenka Mahdi Xaashi ayaa sheegay in aaney jirin wax caddeynaya in Mahdi uu ururadaas xiriir la leeyahay, taas oo dawladda Maraykanku ay soo bandhigtay.
Wareysi arrintaas la xiriira oo dhameystiran hoosta ka dhageyso.
Wareysi arrintaas la xiriira oo dhameystiran hoosta ka dhageyso.