Dadka ka faalooda arimaha Barigha Dhexe, waxa ay leeyhiin. Si weyn ayeey Israel uga mabsuudey hadaladii uu jeedeyey iyo shirarkii uu Obama la yeeshey Madaxda Isreal maalmihii la soo dhaafey.
Madax Laanta Af-Soomaaliyga ee VOA Cabdiraxmaan Yabarow oo isagu beryahan isha ku hayey safarka madaxweyne Obama ee Bariga Dhexe, ayaa falanqeynaya arrimo ay ka mid yihiin waxa uu socdaalkiisani uga dhigan yahay heshiisiinta Falastiin iyo Israel, iyo xiriirka isaga iyo tan Benjamin Netanyahu oo uu mugdi soo kala dhexgalay xilligii doorashada Mareykanka.
Falaqaynta Socdaalka Obama ee Bariga Dhexe halkan hoose ka dhagayso.