Drs Xaawa Cabdi oo ah samafale Soomaaliyeed oo kaalin weyn ka qaadatey gargaarka dadka ayaa socdaal ku joogta dalka Mareykanka.
Socdaalkeeda ayaa ah mid ay ku soo bandhigeyso buug ay ka qortey hawlaheeda samafalka iyo caqabadaha la soo dersey.
Dr. Xaawo oo madax ka ah xerada Xaawo Cabdi ee ku taala duleedka magaalada Muqdisho, waxaa hawlaheeda gacan ku siiya carruurteeda.
Dr. Xaawo Cabdi ayaa wareysi khaas ah siisyey VOA, waxayna u warantay Daauud Aweys. Wareysiga oo dhan halkan hoose ka dhageyso.