Dowlada Mareykanka ayaa gacanta ku dhigtey sadex nin oo eedeysanayaal ah oo lala xariirniyo inay ku lug-leeyihiin qaraxyadii ka dhacay magaalada Boston.
Dadkan la tuhunsanyahay ayaa lagu eedeeyey inay dhaqaalo siinayeen Dzhokhar Tsarnaev, iyagoo kala shaqeyey sidii uu uga baxsan lahaa baaritaanka, kadib markii uu dhacay weerarkii Boston
sedexda nin ee la so xiray ayaa laba ka mid ah waxa ay u dhasheen dalka Kazakhstan halka midna uu Mareykan yahay, waxayna dhigteen Jaamacadda Masssachusetts oo ah iskuulkii uu dhiganayey Dzhokhar Tsarneav.
Warbixinta ku saabsan nimanka la soo xiray halkan hoose ka dhageyso.