Barnaamijka Ummuuraha Mareykanka ee todobaadkan waxaanu ku eegeynaa doodii la xiriirtay weerarkii sanadkii hore loo geystay Qunsuliyadda Mareykanka ee Magaalada Benghazi ee dalka Libya ee lagu dilay safiirkii Mareykanka ee Libya.
Halkan ka dhageyso.
Halkan ka dhageyso.