Labo qof ayaa la aaminsan yahay in ay middiyo iyo baangad ku dileen askari u dhashay Britain oo ka soo baxay xero ciidan oo ku taallay halka lagu dilay agteeda.
Labada la sheegay inay dilka geysteen ayaa la arkayey midkood oo gacmaha dhiig ku leh.
Haddaba faahfaahinta wixii dhacay ayaa waxa VOAda uga waramay Cabdiqaadir Cabdi Warsame oo ka mid ah Soomaalida ku nool magaalada London
Wareysiga oo dhan hoosta ka dhageyso.