Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha waxaan idinkugu soo gudbinaa salaamaha ay asaxaabtu isu dirayaan hadii ay noqon laheyd, kuwa dhalashada ama aroosyada. Sidoo kale barnaamijka waxaad ku maqli doontaan heeso dabacsan.
Barnaamijka waxaa si wadajir u daadihinaya Ibraahim Xasan Daandurey iyo Zahra Ciidle Nuur, barnaamijka oo dhan halkan hoose ka dhageyso.
Barnaamijka waxaa si wadajir u daadihinaya Ibraahim Xasan Daandurey iyo Zahra Ciidle Nuur, barnaamijka oo dhan halkan hoose ka dhageyso.