Barnaamijka MartidaMakarafoonka ee toddobaadkan waxaa marti ku ah C/rashiid Khaliif Xaashi oo wasiir ka soo noqday dowladihii dalka soo maray, haddana ah agaasime ku xigeenka mac-hadka Heritage ee magaalada Muqdisho. C/rashiid waxaa wax uu ka hadli doonaa siyaabaha ay dowladda Soomaaliya uga faa’iideysan karto fursadaha uga banaan goobaha laga xoreeyay al-Shabaab.
Barnaamijka oo dhameystiran ka dhageyso xagga hoose.
Barnaamijka oo dhameystiran ka dhageyso xagga hoose.