Barnaamijkeena Faaqidaada Todobaadka waxaan ku eegaynaa amni darada ka jirta magaalada Muqdisho iyo Talaabooyinka ay u qaadeen madaxda dowlada ee ay wax uga qabanayaan amniga Muqdisho.
Barnaamijka waxaa soo diyaarisey oo Muqdisho kasoo gudbinaysa wariyaheena Saynab Abuurkar Maxamed.