Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah madaxweynaha maamulka ku meel gaarka ah ee Koonfur-galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan oo ka hadlaya waxqabadka maamulkiisa ee dhanka horumarka iyo ammaanka iyo waxyaabaha uu maamulku hiigsanayo.
Barnaamijka oo dhameystiran ka dhageyso xagga hoose.