Barnaamijka toddobaadkan waxa marti ku ah Siyaad Cali oo ah xubin loo doortay Guddoonkka Waxbarashada ee magaalada Minneapolis ee dalka Maraykanka, waxana uu ka hadlayaa kaalinta dhallinyarada iyo siyaasadda.
Barnaamijka waxa innoo soo diyaariyey, soona jeedinaya Maxamed Cabdi Sandhere.