Ku soo dhawaad Barnaamijka Martida Makrafoonka oo toddoobadkan uu marti noogu yahay xoghayaha arrimada dibadda ee ururka ONLF ahna madaxda ergada wada-xaajooyinka ururkaasi qaabilsan Cabdiraxmaan Sheekh Mahdi
Xoghayaha ayaa ka hadlay wadahadallada u dhaxeeye ururka ONLF iyo dowladda Itoobiya
Haaruun Macruuf ayaa innala socodsiinaya.