Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaliya ayaa maanta tegey kulankii Baarlamanka isagoo halkaas kula hadley xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya.
Madaxweynaha ayaa ka hadley arrimo ay ka mid yihiin Dhaqaale la’aanta heysata dowlada iyo hiigsiga 2016ka.
Warbixin arrintaas ku saabsan ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.