Barnaamijkii Martida waxaa marti innoogu yahay danjire Cabdullahi Axmed Caddow oo horray u ahaa safiirkii hore ee Soomaliya ee magaaladatan Washington.
Caddow oo dhowr jeer isugu soo sharxay xilka madaxweynimada Soomaaliya ayaa ka hadlaya go'aanka dowladda ku sheegtay inaan doorasho hal qof iyo cod ka dhici karin Soomaaliya, iyo waxa la filan karo inay dhacaan.