Weerardii lala beegsaday dalkan Maraykanka11kii September 2001-dii ayaa wax badan ka beddeley siyaasadda iyo nabadgaliyada caalamka. 11-ka September waxa ay ku beegan tahay berri oo Jimce aj. Hadda VOA ayaa Barnaamij gaar ah ku eegaysa sida weeraradaas ay u beddeleen caalamka.
Qaybta hoose ee boggan ka dhegayso Barnaamijkaasi gaarka ah oo dhamaystiran, waxaana soo jeedinaya Ismaaciil Farjar.