Ku soo dhowaada barnaamijkii Wicitaanka Dhegaystaha oo ku saabsan Nidaamka cusub ee federaalka Soomaaliya ee khusaaye awooddaha dowladda dhexe iyo maamul-goboleedyada, waxaana marti ku ah garyaqaan Cabdullaahi Faarax Qaarey oo garyaqaan ka soo noqday xilligii dowladdii dhexe ee Soomaaliya sidoo kalana la taliye u soo noqoday xukumaddiis dalka laga dhisay burburka kaddib.
Ismaaciil Xuseen Farjar ayaa innala socodsiinaya.