NAIROBI —
Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa maalintii labaad ka socda siminaar looga hadlayo qaabka loo wadaagayo khayraadka iyo shidaalka dalka Soomaaliya.
Dadka ka qaybgalaya waxaa ka mid ah wasiirka macdanta iyo batroolka Soomaaliya Maxamed Mukhtaar Ibraahim. Weriyahayaga Yaasiin Ciise Wardheere ayuu uga warramay ujeeddada kulankan loo qabtay.