Qeybta 300-aad ee Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha waxa ay ku saabsan tahay qeyb labaad oo ah tilmaamaha lagu xusho xaaska, iyo tilmaamaha iyo dabeecadaha ay reer miyigii hore ka fogaan jireen haweeneydii lagu sheego.
Barnaamijka, waxaa soo jeedinaya qoraaga Axmed Faarax Cali Idaajaa oo kusoo qaatay gabaygii Guur aan ka la'aado.