Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin: Dhallinyarada iyo Maalmaha Xoriyadda


Calanka Soomaaliya
Calanka Soomaaliya

Saaka waa 26 June, maalinta xornimada ee gobolada Waqooyi ee Soomaaliya. Sidoo kalena waxaa maalmo yar ka dib oo ku began 1-da July, oo iyana ay xornimada qaateen gobolladii Koofureed oo ay soo raacdey midowgii labada gobol ee Waqooyi iyo Koofur.

Inkastoo dadkii waagaas joogey ee la socdey xorriyada ay in aan badneyn uun ka nool yihiin, waxaa in badan oo bulshada Soomaalida ka mid ay ku yaqaanaan taariikh ahaan ama sheeko ay waalidkood uun ka maqleen.

Hadaba side caruurta Qurbaha u xasuustaan ama u heystaan micnaha ay ku fadhiyaan maalmaha xoriyada ee nagu soo fool leh. Falastin Ahmed Iman ayaa warbixintan ku eegeysa.

Warbixin: Falastiin Axmed Iimaan
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:05 0:00

XS
SM
MD
LG