Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wasiirka Maaliyada oo Baarlamaanka hor tagay


Cabdiraxmaan Beyle
Cabdiraxmaan Beyle

Baarlamaanka federlka Somalia ayaa manta su’aalo waydiiyey wasiirka Maaliyada ee dowlada federalka ah ee Somalia, Cabdiraxmaan Xussein Ducaale, (Bayle).

Su’aalaha ugu badan ayaa ahaa kuwa ku saabsanaa Miisaaniyada sanadka iyo dhaqaalo koror ay wasaaradu maalmahan hore uga sii hadlayey.

Warbixintan dhinacyada badan ah waxaa magaalada Muqdisho kasoo direy wariyaha VOA ee Muqdisho Xassan Kaafi Cabdiraxaamn Qoyste

Dhageyso Warbixinta Muqdisho
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:08 0:00

XS
SM
MD
LG