Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Musharaxiinta Somaliland oo dood loo qabtay


Musharrixiinta madaxtinimada Somaliland
Musharrixiinta madaxtinimada Somaliland

Somaliland, waxaa xalay ay dood dhinacyo badan taabanaysaa ku dhex martay magaalada Hargeysa saddexda musharax ee u tartamaya doorashada madaxtooyada oo ay innaga xigto muddo saddex toddobaad ah.

Dooddan oo aheyd tii ugu horeysay ee nooceeda ah ee musharixiinta madaxtinimo ee Somaliland ay yeeshaan ayaa musharax kasta lagu waydiiyay arrimo ku geedaaman doorashadiisa. Waxaana si toos ah uga socotay telefishannada iyo baraha bulshada.

Weriyaha VOA Barkhad Maxamuud Kaariye oo dooddaasi ka qaybgalay, ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

Dhageyso Doodda Musharixiinta Somaliland
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:39 0:00

XS
SM
MD
LG