Garoonka diyaaradaha ee magaalada Beledweyne oo halbowle u ah isku socodka Muqdishu iyo gobollada dhexe ee Soomaaliya ayaa la sheegay inuu xiran yahay laba maalmood kasib markii roobab da’day ay waxyeelleeyeen dhabbihii diyaaradaha ay ka kici jireen.
Warbixintan waxaa Beledweyne nooga soo diray Xusene Xasan Dhaqane.