Laba qof oo heysta dhalashada dalka Jarmalka oo midkood uu Soomaliya ka soo jeedo ayaa shalay ay maxkamad ku taala magaalada Frankfort ee dalka Jarmalka xukun ku ridday.
Labadan nin ayaa ku eedeysan inay ka soo bar bar dagaalameen urur al-Shabab ee Soomaaliya iyo kooxda Junuud al-Shaam ee dalka Syria.
Wariyeheenna Jacfar Kuukaay ayaa arrintan ka wareystay Cabdinaasir Yaasiin oo ah wariye madax banaan oo dalka Jarmalka ku nool.