Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxkamadda Sare ee Koonfur Galbeed oo La Xirey


Guddoomiyaha maxkamadda sare ee maamulka Koonfur Galbeed Sheekh Axmed Cabdullaahi (Fanax) ayaa shir jaraa’id oo uu maanta qabtay ku sheegay inuu la kulmay handadaad iyo is hortaag, taasina ay ku qasabtay inuu xiro xafiiska.

Guddoomiyaha maxkamadda ayaa farta ku fiiqay mas’uuliyiinta booliiska gobolka. Taliyaha booliiska ayaa si xooggan u beeniyey eedaha loo soo jeediyey. Mukhtaar Maxamed Catoosh ayaa warbixintan noo soo diray.

Dhageyso Maxkamadda Sare Ee KG oo Baydhabo ka Guurtey
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:17 0:00

XS
SM
MD
LG