WASHINGTON. D.C —
Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa shalay u gudbisay baarlmaanka Somaliya nuqulka hindiso sharciyeedka Khayraadka dalka.
Sahra Cabdi Axmed ayaa sharicigan ka waraysatey Maxamud Cabdulqadir oo ah wasiir ku xigeenka Batroolka iyo Macdan-ta dowlada Somaliya.