Barnaamijka Wicitaanka ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Madaxweynaha Koonfur-galbeed Somalia, Shariif Xasan Sheekh Aadan oo ka jawaabaya su'aalaha qaar ka mid ah dhageystayaasha Idaacadda VOA.
Barnaamijka waxaa diyaarisay, soona jeedinaysa Sahra Cabdi Axmed.