Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Burundi: Aftida Dastuurka oo la Qabanayo


Referendumu mu Burundi
Referendumu mu Burundi

Dalka Brundi ayaa waxaa shalay si rasmi ah uga bilowday ololaha Afti dalka dadkaasi ay u dareerayaan 17ka bishan, taasoo ay dowladdu ku sheegtay in dadku ay u codeeyn doonaan wax ka bedel lagu sameynayo dastuurka dalkaas.
Dhinaca kale, dadka dowlada Naqdiya ayaa sheegaya, in talaabaan danta kaliye ee laga leeyahay ay tahay sidii muddo kororsi loogu sameyn lahaa madaxweynaha hadda talada haya.
Maxamed Yuusuf ayaa warbixintan ka soo diray Magaalada Nairobi, Maxamed Cabdi Xassan Sandheere ayaana noo soo jeedinaya.

Dhageyso Aftida Burundi
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:03:59 0:00

XS
SM
MD
LG